Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal oo ka jawaabay qoraalkii ka soo baxay Rooble

Qoraal ka soo baxay Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal ayaa waxaa looga hadlay tilaabadii uu Ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble ku kala diray Xubnaha Guddiyadii Doorashada Heer Federaal iyo mid Dowlad Goboleed. Hoos ka akhriso qoraalka Feit Guddigu Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ee FEIT waxa uu uga mahadcelinaynaa Ra’iisulwaasaraha JFS Mudane Eng. Maxamed Xuseen Rooble magacaabistiisii … Continue reading Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal oo ka jawaabay qoraalkii ka soo baxay Rooble